Posts

Faidoyinka cafimad ee laga helo xulbada

Image
1:xulbadu waxay caawisa dhibatoyinka dheefshiidka sida,calol fadhiga io calool xanuunka 2:xulbadu waxa ay qani ku tahay noocyada kala duwan ee macdanta sida,iron magnziam zink 3:xulbadu waxay ka hortagta dhiig yarida 4:xulbadu waxay xoojisa shaqada maskaxda 5:xulbadu waxay leedahay energy badan sababto ah waxa ku jira karbonhaydaryt faidada xulbada