Faidoyinka cafimad ee laga helo xulbada
1:xulbadu waxay caawisa dhibatoyinka dheefshiidka sida,calol fadhiga io calool xanuunka
2:xulbadu waxa ay qani ku tahay noocyada kala duwan ee macdanta sida,iron magnziam zink
3:xulbadu waxay ka hortagta dhiig yarida
4:xulbadu waxay xoojisa shaqada maskaxda
5:xulbadu waxay leedahay energy badan sababto ah waxa ku jira karbonhaydaryt
![]() |
| faidada xulbada |

Comments
Post a Comment